Booliska Soomaaliya oo xoog ku soo furtay ilmo yar oo afduub loo heystay

Booliska Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay inay soo soo furtaan ilmo yar oo laga afduubtay mid ka mid ah Xaafaddaha Magaaladaas. Burcada afduubatay ilmaha yar ayaa waalidiinta dhalay soo waydiistay lacag madax furasho ah si ay u soo daayaan balse waalidka ayaa wargeliyey Booliska. Gudoomiye ku-xigeenka Maaliyada iyo siyaasada gobolka Hiiraan Mudane … Continue reading Booliska Soomaaliya oo xoog ku soo furtay ilmo yar oo afduub loo heystay